Ra’isul Wasaaraha Itoobiya oo War kasoo saaray Heshiiska Farmaajo iyo Uhuru

Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku guuleestay in uu kulansiiyo Madaxda Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, oo mudooyinkii lasoo dhaafay u dhaxeeyay xiisad diblumaasiyadeed . Labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya Farmaajo iyo Uhuru ayaa saakay kulan uu goob joog ahaa Ra’isul Wasaaraha Itoobiya ku yeeshay magaalada Nairobi, waxaana kulanka looga hadlay arimo badan … Continue reading Ra’isul Wasaaraha Itoobiya oo War kasoo saaray Heshiiska Farmaajo iyo Uhuru